Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah

Gabdho hubaysan

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah? Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano. Taas waxay soo xusuusinaysaa xukun jacaylka madaxweynihii afgambiga ku qabsaday dalka Maxamad Siyaad Barre. Tolow taariikhda mar […]

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed Nin reer Xamar oo cashar fiican siiyay beelaha soomaaliyeed oo isku haysta Magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in dadka ay dhul ka maqan  yihiin laakin reer xamar in dad laga qaatay. wuxuu ka wadaa gabdhaha reer xamar oo xoog lagu guursaday. waagii dagaalada sokeeye ay darnaayeen ayaa dad […]

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Farmaajo iyo shacabka gaar ahaan haweenka iyo hooyooyinka

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]