Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Su’aasha: Asc waad salaman dhamantina salan ka-dib waxa aan ku riyooday aniga oo guur ku fekeraayey gabadhan gursan rabana ay tahay goroob hal wiil wadata iyo aniga oo hadafyadeyda ka gaaray guul riyadaas maxey noqon kartaa mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto noloshaasna waad ku farxi doontaa, Ilaahay wuxuu kuu furaa […]
Gabar anoo raadinayo garoob kaliya ayaan la kulmaa

Gabar anoo raadinayo garoob kaliya ayaan la kulmaa Su’aasha: Asc wll mcn waxaan ku waydiinayaa waxaan ib tilo ku qabaa dumarka nio mar kasta aan xiriir sameeyo waxaan la kulmaa garoob oo kliya ama kuwa ilma haysta ama kuwa aanan haysan aniga markaan u gaado sheekadaas niyad jab ayaa ka qaadaa waxaana iiga sii daran […]
Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob

Calaamad lagu kala garto muqaal ahaan gabar iyo garoob Su’aasha: Waxaaan ahay will dhalin yaro ah Waxaan rabaa inaan kala garto gabar iyo garoob “ma jirtaa calaamad lagu kala garo muqaal ahaan gabar iyo garoob. Jawaabta: Muuqaal ahaan way adag tahay in lagu kala saaro gabar iyo garoob, laakin inta badan gabadha way ka xishood […]
Walaalkey hooyadey dhashay isagoo magaalada ila dagan ma guursan karaa anoo ogeysiin?

Su’aasha: Walaal waxaa iiga jawaabtaa su’aashaan waxaan rabaa inaan guursado magaalada aan joogo waxaa ila dagan Hooyadey iyo wiilal ay dhashay aan aabe igu ahayn anna waxaan ahay qof garoob ah, marka saasey tahay anoonan walaalkey la socodsiin guurkeyga xarig nikaax ma qabankaraa. Mida labaad waxaan maqlay qofta haweeneyda mar hadey carmal inay tahay inaysan […]
Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan, waxan rabay inan wax ka ogaado, 1, gabadha bikrada ah marku nin guursado kadib habeenka ugu horeeya marku sarirta uu la aado inu galmo la sameeyo ninkaas gabadha bikrada muxu ka arki karaa dhinaca dabeecadeda madaamay gabadha ku cusub tahay galmada? 2, […]
Ninka aan guur soo marin gabar bikro iyo garoob tee u fiican

Ninka aan guur soo marin gabar bikro iyo garoob tee u fiican Su’aasha: Wali maanan guursan waxaan ahay doob qof dumarana maanan isu tagin xalaal iyo xaaraan midna, marka aan qofkaasoo kale ahay, ma waxaa ii wanaagsan inaan guursado gabar anigoo kale ah, yacnii mid aan wali guur iyo nin soomarin oo bikro ah, mise […]
Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa Su’aasha: Walalo waxan ahay gabar garoob ah ninka isoo furay wuxuu ahaa qof xun wuxuu igu qasbi jray wayaalo xun inaan sameeyo siiba xaga sariirta wuxuu ahaa nin fiirsada filmada galmada dhowr jeer ayaan ku qabtay asoo filin xun firsanaya sidoo kale cay iyo aflagaado ayuu iigu daraa, […]
