Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda

Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda Basiiro Abdi oo lagu tuhunsan yahay inay tahay gabadha qaraxa waadday Basiiro waa indhoole laakin waxaa la sheegay gabar kale lagu magacaabo degan ayaa keentay Basiira goobta ay isku qarxisay, waxaa la sheegay Deagan inay baxsatay oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn meesha ay aadday. waxaa halis […]
Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa Basiiro Abdi Mohamed gabar lagu magacaabo ayaa la sheegayaa inay sabab u ahayd qaraxa ka dhacay maamulka gobolka Banaadir. aqalka gobalka banaadir waxa las heegay inay ahayd qof indhaha la’ waana arinta lala yaban yahay, inay gabadhu kasoo gashay albaabka weyn ee xurunta gobalka banaadir marka […]
Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor

Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor Sawirkan waxaa la sheegayaa in laga qaaday shirka inta uusan qaraxa dhicin, waxaa meesha ka muuqda dadka qaarkooda oo ku geeriyooday goobtaas. ninka caddaanka meesha fadhiyo qaraxa kahor ayuu meesha ka baxay sidaas oo kale dadka qaarkii way ka ka dhaqaajiyeen goobta qaraxa. gudoomiyaha gobolka banaadir iyo masuuliin kale […]
Sahra Sheekh Maxamed oo ku jirtay qaraxa manta

Sahra Sheekh Maxamed oo ku jirtay qaraxa manta Sahra Sheekh Maxamed gudoomiyaha degmada Shangaani oo daqiiqado kahor la xaqiijiyay inay u geeriyootay dhaawacii soo gaaray. Sahra Sheekh oo ahayd maama soomaaliyeed Ilaahay ha u naxariisto inta meesha ku dhimatay Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa Sahra Sheikh Mohamed, who was in the […]
Sabaax Asad oo la sheegay inay qaraxa ku jirtay

Sabaax Asad oo la sheegay inay qaraxa ku jirtay Warar kasoo baxay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Sabaax Asad gudoomiyihii Degmada Cabdicasiis inay ku geeriyootay qaraxa maanta ka dhacay Xamar. qaraxa oo la sheegay inay fulisay haweeney oo miinaysan. waxaa la sheegayaa masuuliin badan inay dhaawac iyo dhimasho kasoo gaareen qaraxaas.. ilaa iyo hadda lama oga […]
Cabdi Fitaax Cumar Xalane ayaa qaraxa ku geeriyooday

Waxay sheegayaan warar ka imaanaya magaalada Muqdisho inuu qaraxa ku geeriyooday agaasimaha nadaafadda magaalada Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane. Qaraxa oo dad badan ay wax ku noqdeen. waxaa la sheegayaa inuu ka mid yahay dadka ay wax kasoo gaareen duqa magaalada Muqdisho Ing Yariisow Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay A sanitation official […]
War deg deg Ing Yariisow ku saabsan iyo qaraxa

Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu […]
