Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Su’aasha: Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg /  Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga. Jawaabta: WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka […]

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro

Gabdhaha WhatsApp raga kala xiriiro WhatsApp wuxuu ka mid yahay baraha shukaansiga cusub, gabdhaha waagii hore raga taleefan ayay ku baadi goobi jireen, laakin hadda shukaansiga WhatsApp  ayuu noqday. dumarka qaar waxay ka raadiyaan raga barta WhatsAppka,  gabadha nambar ayay qoraysaa way ku nasiibsanaysaa, sidoo kale wiilka wuxuu qorayaa nambar wuu ku nasiibsanaa naag iyo […]

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh

Guurdoon WhatsApp ama Facebook iska jir qiso naxdin leh

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh Waagii hore ma jirin Guurdoon WhatsApp ama guurdoon Facebook. gabadha waxaa laga doonan jiray aabbeheeda waxaa la dhihi jiray: wax la kasaayo guurso wax la kasaayo halaguu dhalee. laakin hadda sheekada way ka weynaatay arrintan. waxaa soo baxay guurka baraha bulshada. guurdoon qofka ah wuxuu […]