Amin arts oo sawir yaab badan kusoo bandhigay ujeeddada siyaasiyiinta qaarkood iyo shabaab.

sawirka wuxuu tilmaamayaa qaraxyada soo batay gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Qaraxyada iyo amin arts maanta
Qaraxyada iyo amin arts maanta

maxaa loo soo badiyay qaraxyada waa maxay danta laga leeyahay inay qaraxyada soo bataan.

sawirka Amin artsĀ  wuxuu aad u taageersan yahay dowladda uu hogaaminayo Farmaajo.

sawirka ayaad ka fahmi kartaa inuu dad gaar ah ula jeedo kuwa aan ahayn shabaab.

Leave a Reply