Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Daawada shiirka jirro miyay keentaa Su’aasha: Walaal daawada shiirka lagu nadiifiyo cudur maa laga qaadaa, waxan maqlay cudur ayay leedahay daawada shiirka, aniga dhidid badan ayaan isku arkay marka aan qubeysto wax yar kadib dhidid badan ayaa igasoo daata, siiba marka aan wax yar socdo, dhididkaasna shiir badan ayuu leeyahay xataa qofka dhinacayga soo maro […]
Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh

Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh Naag waxaa jirtay macallimad ahayd, naagaha macallimiinta iyada wax la dhigo ayaa waxay aad u dareemeen naagtan inay shiir badan tahay. marka qolka naagaha ka dhexeeyay lasoo galo goorta xisada dhammaato shiirkeeda ayaa qabsanayaya qolka oo dhan. waxaa dhacday naagihii inay dhahaan qoftan sideen ugu […]
