Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisada askari Maraykan Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya. Ninkan […]

Hubka cusub 2020 ee Maraykanka

Hubka cusub 2020 ee maraykanka

Maraykanka oo sheegtay goor dhow inuu tijaabiay hub cusub. Hubkaas oo ah layzar oo lagu iftiiminayo hadafka la rabo in lala beegsado. Asoon dab lagu tuurin ayuu burburaa sida ay sheegteen. Hubkan magaca loo bixiyay waa MK2 waxaan lagu tijaabiyay markabka dagaal ee lagu magacaabo USS PORTLAND. Waxaa lagu aaddiyay diyaarad drone ah marka lagu […]

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha Salaadda ay galeen Madaxda Xarakada Taalibaan ee Afganistan, ka hor inta aysan heshiista Nabadeed la saxiixan Mareykanka. Heshiiskan oo ka dhacay dalka Qatar ee magaalada Doha. Waxaa lagu heshiiyay in xabbada ay joojiyaan labada dhinac. Sawirada ayaa kuu caddeynaya xarakada inay wili yihiin dad ku dhegan qiyamka islaamiga. salaadda ay […]

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo. si kaste ha ahaatee ninkan wax yar ma ka wado dalka. xoolaha jooga wuxuu ugu cayaarayaa si yaab leh, iyaga waxayba […]

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto

Boris Johnson

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto Wuxuu dhashay 19 Juun 1964 wuxuuna ku dhashay magaalada NewYork marka wuxuu haystaa baasaboor maraykan iyo mid UK awoowihiisa weyn waxaa la dhihi jiray Cali Kamaal Bek wuxuu ahaa Turki muslin ah. wuxuu ka mid yahay Boris Johnson dadka aad u neceb islaamka waa qof Trump […]

6 Diyaarad ay Iran soo ridday sawirradooda

blank

Diyaaradahan waa kuwa lagu hago remote Wakaaladda wararka ee Faaris ayaa soo bandhigtay diyaaradaha ay Iran soo ridday oo Maraykanka uu iska lahaa Diyaarada RQ170 Waxaa lasoo riday 4/12/2011 Waxayna qabteen iyadoo aan wax gaarin Diyaarada MQ-1C iyadana waxaa lasoo riday seddex sano kahor Diyaarada SHADOW 200 iyadana waxaa lasoo riday marka ay gashay cirka […]