Khubarada cuntada ku takhasusay waxay sheegeen cuntada ka smeysan burka iyo subagga iyo sisinta iyo digaaga duban inay tahay cuntada lagu naaxo oo ka mid ah cuntooyinka dhaliya baruurta badan oo keenta cayilka caloosha iyo xabadka iyo cajiraha. Siiba marka cuntadaas uu la socdo wax burutiin badan leh sida baradho saliid lagu dubay. Dhalinyarada jiilkan […]
