Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho

Jidadka lagu gubay Muqdisho
Jidadka lagu gubay Muqdisho

Banaanbaxa ka socda magaalada Muqdisho oo maanta lagu tilmaamay inuu yahay mid aad iyo aad u daran.
taayaro badan ayaa lagu gubay waddooyinka magaalada Muqdisho.

dadka soo baxay oo sheegaya inay rabaan Farmaajo inuu is casilo.
dadkaas oo sii badanaya maanta.

waxaana u badan dhalinyar  wiilalal
Xabbad daranna way dhacaysaa.

Leave a Reply