Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya Su’aasha: Walaal waxaan ka shaqeeyaaa xarun caafimaad oo dawladeed, run ahaantii xaruntani aad bay uliidataa shaybaadhadii iyo daawooyinkii aas aasiga ahaaba ma yaallaan bukaanno badanina way yimaadaaan. Inta ugu badan bukaanada ii yimaada markaan cabashadooda qoro waxaan waayaa shaybaadh aan udiro! Markasta waxa leeyahay shaybaadho ma yaallaan intaas […]
Waxa ahay healthy professional sidee u barankara cafimadka si qotodheer

Su’aasha: Asc dr wan kusalamay waxa ahay arday barta nurse Waliba fildhiga Bsc waxa raba ina talo igasiso hormarinta aqontayda ku adan fildhiga sidokale master ka fildhige yaa ifican ina sibarto marka dhameyo tan inshalah mise majiran websites lagalasocdo update cafimadka mahadsanid Jawaabta: Inta badan jaamacadaha waxa laga barto waa fure kaliya qofka waxaa laga […]
Wa maxay Nursing Care Plan

Wa maxay Nursing Care Plan Su’aasha: Asc alah kuxafido wll inta kadib Waxad sharaxad koban igasisaa mowduca nursing care plan lagu magacabo mahadsanid Jawaabta: Nursing care plan waa qorshaha daryeelka kalkaalinta ee la siiyo qofka, ama qoyska, ama bulshada, waa habraacyo kala nooc ah kalkaaliyaha ama kalkaalisadu ay fuliso si ay u taageerto ogaanshaha kalkaalisada ee […]
Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection

Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection Su’aasha: Asc waxan raba inad igacawisid diyarinta moduca cafimad ee lagumagacabo gips reflection wuxu yahay iyo qaabka loqabto mahadsanid Jawaabta: Gibbs’ Reflective Cycle waa nadariyad ku dhisan lix arrimood oo isku xiran oo qofka tajribadiisa ku muujiyo waa waddo wax lagu baaro (manhaj baaritaan) waxaana loo adeegsadaa dadka […]
Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Su’aasha: Suuli (musqul) Qofku Miyuu Kashaqayn Karaa Mise Waa Shaqo Laga Fiican Yahay Inaa Laga Shaqeeyo Sidoo Kale Qofka Musqusha Kashaqeeya Xanuuno Miyuu Ka Qaadi Karaa Sidoo Kale Caafimaadkiisa Waxyeelo Miyay Soo Gaadhsiinaysaa Fadlan Faahfaahin Dheeri Ah Iga Soo Sii Thank-You Jawaabta: Haddii shaqo kale aad heli karto waxaa kuu fiican inaad ka tagto shaqada […]
Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto

Su’aasha: Qof Aan Waligii Siigaysan Iyo Qof Siigada Kusoo Dhex Jiray Mudo Badan oo Iska Daayay Siigada Iskumid Ma-Noqon Karaan Dhinac Kasta Jawaabta: Way iska caddahay jawaabta qofka aan siigaysanin inuu ka fiican yahay qofka siigada kusoo dhex jiri jiray, maxaayeelay adiga tusaale ahaan wax la istcmaalay iyo wax cusub yaa fiican oo adag? qofka […]
Farta dhakhaatiirta ay daawada ku qoraan maxay isugu dardarsan tahay

Su’aasha: Suaashaan waxa ay tahay waxaan fahmi waayey dhaqaatiirta marka ay quf daawo u qorayaan waxa ay isticmaalaan far u gooni ah oo isku dardarsan marka taasi mexey tahay. Jawaabta: Arrinta aad sheegtay oo ah khadka ay adeegsadaan dhakhaatiirta marka ay qof daawo u qorayaan waa arrin dunida oo dhan ka jirta, xataa heer waxay […]
