Scholarship dalka China bixiyo halkan iska diiwaangali

Scholarship dalka China bixiyo halkan iska diiwaangali

Scholarship dalka China bixiyo halkan iska diiwaangali Ardayda u baahan inay waxbarashada sii wataan halkan ayay ka heli karaan Scholarship  qoraalkan si fiican akhri Waxbarasho ama tacliin lacag la’aan ah dalka shiinaha haddii aad rabto inaad ka hesho halkan ka dalbo Waa free waxbarashada dalka Shiinaha waa deeq waxbarasho Registration is now open for the […]

Waa maxay Hantavirus

Waa maxay Hanta virus

Xanuuun Hor Leh oo Ka Dilaacay Shiinaha Kaas oo Ka Halis Badan Coronovirus Alle Ha Sahlo Amuuraha ………………. Hantavirus oo Ah Virus Kale oo Ka Dilaacay Wadanka Shiinaha Ayaa Waxa U Dhintay Hal Nin Sida Ay Qortay Majalada ‘International Times’ ee Shiinaha, ninka ka oo Ka soo jeeda gobolka Yunnan ayaa u dhintay virus-ka isaga […]

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan Dowladda Shiinaha oo xirtay isbtiilka magaalada Wuhan oo ahaa meesha uu kasoo bilowday cudurka corona. Maanta oo axad ah ayay dhammeysay daaweynta dadka ku jiray isbitaalkaas, qaarna waxaa loo qaaday isbitaal kale qaarna way bogsadeen. Shiinaha oo isbitaalkan ku dhisay 10 maalmood ayaa maanta la xiray.   China […]

Gaariga ugu qurux badan Hyundai Genesis 2019

Hyundai Genesis 2019

Gaariga ugu qurux badan Hyundai Genesis 2019 Waxay ku soo bandhigtay shirkadda Genesis oo raacsan Hyundai carwada lagu qabtay magaalada New York ee dalka maraykanka gaari aad u hormarsan oo lagu tiriyo kuwa ugu qurax badan caalamka. gaarigan waxaa loo bixiyay Gaariga riyada. wuxuu u samaysan yahay qaab aad u qurux badan. baabuurkan koronto ayuu […]

Meel ka tirsan China oo lagu xanaaneeyo hal bilyan barambaro

warshada lagu xanaaneeyo barambarada

Dowladda China oo dhaqaalaynayso Bilyan barambaro Warkan waxaa laga yaabaa inuu kaa yaabiyo, hala yaabin adduunka dadka ku nool aad bay u kala duwan yihiin. meesha waa meel lagu barbaariyo barambarada, waxay ku taallaa dalka china, waxaa loogu talaggalay in laga gado maqaayadaha qaar iyo shirkadaha daawooyinka, barambaradan waxaa loo keenaa cuntooyinka kasoo hara makhaayadaha […]