Skip to content
Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka.
ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko.
Aminarts iyo mucaaradka
sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.