Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan miisaankeyga koriyo marka maxaa loo isticmaalaa cuntooyinka lagu cayilo ee miisaanka qofka meel dhaxaad ka yeeli kara iisoo sheeg waana kugu bogaadinaa sida aad marwalba iigu soo gudbisid su’aalaha aan ku weydiiyo.   Jawaabta: Walaal in badan ayaan ka hadalnay waxyaalaha lagu kordhin karo miisaanka qofka. […]

Burger waa maxay muxuu jirka ku sameeyaa

Bargarka iyo caafimaadka

Burger waa cunto maraykan ah oo adduunka oo dhan ku faaftay. Burger -ka wuxuu ka samaysan yahay rooti oo la dhex galiyay hilib ama digaag kaddib katshab iyo miyoones ayaa lagu daray iyo farmaajo iyo ansalaato waxaa lagu cunaa baradho saliid lagu dubay waxaan lagu cabbaa cabbitaan macaan ah sida Bebsi iyo Coca cola ama […]

Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha

Carrabka idaha

Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha Dad badan soomaali ah waxaa laga yaabaa inaysan cunin madaxa xoolaha ama wadnaha ama xiniinyaha ama caloosha ama carrabka ama maskaxda. Laakin waxyaalahan aan soo sheegnay waxay leeyihiin faa’idooyin badan aan lasoo koobikarin. Waxaa la sheegay carrabka iyo xiniinyahay inay raga aad ugu roon yihiin. Waxay badiyaan biyaha manida, ninka […]

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay Cuntada Kushariga loo yaqaano maxay ka samaysan tahay. 1- bariis iyo shiciriya lasyku kariyay. 2- baasto dhaadheer iyo baasto makarooni . 3- digir misir . 4- xumus shaami . 5- suugo yaanyo ka samaysan. 6- basal saliid lagu shiilay. 7 – toon iyo liin iyo cusbo oo lagu kor […]

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida Pizza waxay ka mid tahay cuntada hadda adduunka si daran loo cuno, waxaa la sheegaa asalkeeda inay kasoo jeedo dalka taliyaaniga. Caadi ahaan Pizzada waxay ka sameysan tahay bur iyo waxyaalo kale oo lagu daro burkaas oo cajiin laga dhigo. waxaa lagu dari karaa hilib ama digaag ama kalluun ama waxyaalo […]

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka. waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar. Saliidda lagu dubayo baradhada […]