Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso Su’aasha: A S C Maxa lagu garta naagta ninkeeda daacad u ahayn e jacayl been ah kula dhaqmayso kaliya doonaysa inay ka danaysato naagtan astaamo lagu garanayo miyay jirtaa Jawaabta: Astaamo ayaa jira lagu garto naagta ninkeeda aan jealayn waxaa ka mid ah: inaysan qiimaynin hadalkiisa. […]

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan Su’aasha: A S C,qisada ninka saaxibkey waxay ku saab santahay wa isaga iyo gabadha xaaskisa u 12 sano qabo caruur’na u’dhashay weeyan, marka ninkan sxbkay aya qisadisa sidan igu waramay wuxu igu dhahay gabadha xaaskayiga intaan guur’san kahor mudo 2’ba bilood unbay […]

Naagta hooyadaada neceb see ula dhaqmaysaa

Naagta hooyadaada neceb see ula dhaqmaysaa

Su’aasha: Gabdho waxaa jira ninka iyaga qabo hooyada dhashay aan tixgalinin oo muujiya inay neceb yihiin qaar xataa caaya, marka nagtayda haddii falkaas aan ku arko maxaan ku sameyaa taas ma u furi karaa. Jawaabta: Guurka toosan dadka ayuu isu soo dhoweeyaa, jacaylka ayuuna dhex dhigaa, kaliya ma aha ninka iyo naagtiisa dhexdooda, bal qaraabada […]

Gabadha xun sida lagu ogaado

Gabadha xun sida lagu ogaado

Su’aasha: Marka hor ad ayad u mahadsan tihin marka labad waxan jeclahay gabar qarabo nahay iyaduan way i jeceshay lakin qof iayada si fican u taqaano ayaa igu tiri gabadhaas waa xun tahay kuma qalamyso rag kal ayay wadaa oo facebook ayay ugu raaxaysaa raga aniga waxaan u qaatay gabadhan inay been i shegayso waso […]

Naag la qabo oo nin kale waddo

Naag la qabo oo nin kale waddo

Naag la qabo oo nin kale waddo Su’aasha: Waxaa jirta xaas aad aan u jeclahay laakin waxaan ku arkay waayahan dambe inay nin kula sheekaysato barta whatsapp marka hore waan ka shakisanaa laakin waxaan baaray taleefankeeda markaas ayaan arkay iyadoo loo soo dirayo massagyo badan oo jacayl ah waliba yaab badan marka aad baan uga […]

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Xaaskayga marka ay xanaaqdo si xun ayay u caytamaysaa waa afxaar waxay sheegaysaa wax xitaa raga ka xishoodo waxaa ka mid ah: khaniis baad tahay ey baa tahay wecel kisi , iyo waxyaalo kale aanan halkan ku sheegi karin marka maxaan sameeyaa oo aad igula talinaysaan  arintaan […]