Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Hada 25 Jir Ayaan Ahay Miisaankaygu Waa 50kg Khudaarta Cagaaran Aad Ayaan U-Isticmaalaa Sida Mooska Qaraha Saytuunka Tufaaxa Waliba Iyagoo Sidooda Ah Yacnii Ridqanayn iwm Sidoo Kale Biyaha Cad Ayaan U-Isticmaalaa Waliba Saaid Waxkasta oo Miisaanka Qofka Dhimi Kara Aaad Ayaan U-Isticmaalaa Caato […]

Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa

Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa

Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa Su’aasha: Asc salaan kadib:- Walal wajigaygu sanadihi hore uu fiicna balse sanadkan Ma aQaano wax igu dhacay muruqi baa ka dhamaday ama saad u taqan wax muruqa malahan Yacni laf caadiyan nOqday hadaan wax walpa sameeyo igama baaba,ayaan bil baan guriga joogay cadceedana ma wareego Wajigaygu sidi hore si […]

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya

Cuntooyinka miisaanka jirka kordhinaya Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan miisaankeyga koriyo marka maxaa loo isticmaalaa cuntooyinka lagu cayilo ee miisaanka qofka meel dhaxaad ka yeeli kara iisoo sheeg waana kugu bogaadinaa sida aad marwalba iigu soo gudbisid su’aalaha aan ku weydiiyo.   Jawaabta: Walaal in badan ayaan ka hadalnay waxyaalaha lagu kordhin karo miisaanka qofka. […]

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida Pizza waxay ka mid tahay cuntada hadda adduunka si daran loo cuno, waxaa la sheegaa asalkeeda inay kasoo jeedo dalka taliyaaniga. Caadi ahaan Pizzada waxay ka sameysan tahay bur iyo waxyaalo kale oo lagu daro burkaas oo cajiin laga dhigo. waxaa lagu dari karaa hilib ama digaag ama kalluun ama waxyaalo […]

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh Cuntada marka ay tahay mid kala duwan ayay leedahay tayo jirka wax u tari karta iyo vitamiino isku dheellitiran. Laakin qofka marka uu cunayo haal nooc cuntada ka mid ah waxaa laga yaabaa jirkiisa inuu waayo vitamiinada qaar. Waxaa habboon qofka inuu ka dhigo mid kala duwan cuntadiisa. waxaan aad […]

Cuntada raga doobka u sahlan

Ukunta iyo hilibka

Cuntada raga doobka u sahlan Cuntadan waxaa lagu magacaabaa cuntada doobka waxaa u badan dhalinyarada iskaabuliga ah  waa cunto shaqo badan aan u baahnayn haddana leh nafaqo aan lasoo koobi karin Cuntada ugu fudud uguna macaan badan egg and tuna Ukun iyo toono laysku dubay waa cunto macaan badan Waxaad keenaysaa basal marka aad jarjarto […]

Ketchup sida loo sameeyo halkan ka baro

Ketchup sida loo sameeyo halkan ka baro

Ketchup sida loo sameeyo halkan ka baro Ketchup waa cunto ay bilaabeen samayskeeda Muslimiinta dalka Malaysia qarniga 17-aad ayaa la geeyay dalka Ingiriiska kaddibna waxaa loo sii gudbuiyay America. qaabab badan ayaa loo sameeyaa waxaa ka mid ah sidan waxaad ka samaynaysaa Katshabka waxyaalahan 5 qaaddo yaanyo shiidan 3 qaaddo weyn sokor 1 qaaddo weyn […]