Ummad ama qaran haddii la rabo in la dumiyo seddex waxyaalood ayaa loo adeegsadaa. Qoyska iyo waxbarashada iyo dadka lagu daydo Qoyska hooyada ayaa sal u ah iyada ayaa laga dhigayaa mid aan rabin guriga oo rabto bannaanka sida raga oo kale inay shaqayso ama ay wareegto oo waabaha tiriso. Waxbarashadana waxaa sal u ah […]
Qaran sida loo dumiyo
