Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Categories
Sheeko Story

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban Nin nacas ah ayaa wuxuu arkay gabar leh beer lo’ badan lagu xanaaneeyo wuxuu ku yiri lo’dan badan sideed ku beerteen aad ayay u badan tahay. waxay ku tiri dhulka ayaan sokor ku daadinaa markaas ayay kasoo dhalaneysaa. ninkii nacaska ahaa sidii gabadha u sheegtay ayuu sameeyay […]

Categories
Bulsho Society

Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto

Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto Waxaa jirta murti oranaysa:   (المرأة التي تحب اثنين، تخدع كلاهما وتضحك المرأة متى تمكنت، ولكنّها تبكي متى أرادت وعندما تصمت المرأة، فاعلم أنّها تدبر لمكيدة، والمرأة كذلك نصف الحياة، إذا كانت مخلصة لزوجها) (Naagta labada nin jecel labadaba way khiyaanaysaa waxayna qoslaysaa markay […]

Categories
Bulsho Society

Jaamacadda ugu fiican sidee lagu helaa

Tayada jaamacadda waxay ku jirtaa heerka sare ee aqoonta ay gudbiso

Categories
News

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho Banaanbaxa ka socda magaalada Muqdisho oo maanta lagu tilmaamay inuu yahay mid aad iyo aad u daran. taayaro badan ayaa lagu gubay waddooyinka magaalada Muqdisho. dadka soo baxay oo sheegaya inay rabaan Farmaajo inuu is casilo. dadkaas oo sii badanaya maanta. waxaana u badan dhalinyar  wiilalal Xabbad daranna way […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Sabta bariis ayay u badan tahay iyo cambuulo mararka qaarkooda soor ayaa la dhigaa baastada looma badno

Categories
News

Bisad iyo qoolley daawo dagaal dhex maray

Bisad iyo qoolley daawo dagaal dhex maray Dagaalka dhexmaraya qoolleyda iyo bisadda runtii caadi ma aha. waxaad mooddaa qoolleydan inay caadi ahayn sidey geesi u tahay. eeg qaabka ay ula dagaallamayso bisadda. waa arrin la yaab leh. halkan ka daawo muuqaalka.