Shimbirta qoolayda cad ah ee gacanta lagu hayo ee carbisan Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday shimbir qoolay cad ah oo quruxbadan oo agtayda joogta oo carbisan oo ay fududahay in gacanta lagu qabto Fasirka: Riyada waxay timaamaysaa nolol degan waliba waxaa sabab u noqon doonto gabar aad u wanaagsan Riyada waxaa dhici karto inay tilmaamayso […]
