Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]
Bariiska qaababka loo kariyo

Bariiska qaababka loo kariyo Rice is the most popular food, and it is a beneficial food for the body. There are many ways to prepare it in multiple cultures. some cultures give you amazing taste Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu muhimsan caalamka. waxaa […]
Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]
Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Sabta bariis ayay u badan tahay iyo cambuulo mararka qaarkooda soor ayaa la dhigaa baastada looma badno
Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban Sheeko gaaban: Sedex nin ayaa sab tagay, waxay kala ahaayeen Abgaal iyo Banaadiri iyo Jareer, midka abgaalka wuxuu ahaa isabaarooley kan banaadirigana wuxuu ahaa xarqaanley kan jereerkana wuxuu ahaa kawaanley. Midka abgaalka ayaa wuxuu yiri: aniga waxaan jeclahay bunka iyo cambuulada marka waxaan rabaa inaan isla fariisano hal […]
