Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo. Marka […]
Taariikhda Zabta halkey ka timid

Taariikhda Zabta halkey ka timid Zabta waxaa loo yaqaana cunta waliimo ama xaflad ama aroos loo sameeyo. dadka soomaaliyeed caan ayay ku yihiinin zab la dhigo oo loogu yeerayo wadaada iyo dadka akhyaarta baladka. waxaa la qaybinayaa cunto waxaa ugu caansan cuntada dadka la siiyo […]
Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso

Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso Carabta Khaliijka ku nool waxay caan ku yihiin zabta iyo casuumaadda, waxay u arkaan inay tahay wax lagu faano, lakin waxay sameeyaan khaladaad oo aan adduunka laga aqoonin. waxaa ka mid ah khaladaadka cunto xadka ka baxsan inta la kariyo ayaa layska daadinayaan, sheekadaas waxaa ku badan […]
Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Sabta bariis ayay u badan tahay iyo cambuulo mararka qaarkooda soor ayaa la dhigaa baastada looma badno
Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban Sheeko gaaban: Sedex nin ayaa sab tagay, waxay kala ahaayeen Abgaal iyo Banaadiri iyo Jareer, midka abgaalka wuxuu ahaa isabaarooley kan banaadirigana wuxuu ahaa xarqaanley kan jereerkana wuxuu ahaa kawaanley. Midka abgaalka ayaa wuxuu yiri: aniga waxaan jeclahay bunka iyo cambuulada marka waxaan rabaa inaan isla fariisano hal […]
