Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka jirka Hilibka dhaylada waxaa lagu tiriyaa hilibka ugu fiican oo qofka uu cuno, waxaa la sheegay inuu dhaqsi ku dhalaalo dheefshiidakaNA si sahlan ugu shiidmo. Waxaa laga helaa awood aan lasoo koobi karin dhinaca caafimaadka jirka. Qofkii mar kaste cunayo hilibkaas wuxuu noqonayaa qof aan duqoobin, jirkiisa isma badalayo sida la […]

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Wan duban oo shiilan somalida waliimo ama zabta

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo.  Marka […]

Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino  kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]

Bariiska qaababka loo kariyo

Bariis iyo hilib isku karsan

Bariiska qaababka loo kariyo Rice is the most popular food, and it is a beneficial food for the body. There are many ways to prepare it in multiple cultures. some cultures give you amazing taste                     Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu muhimsan caalamka. waxaa […]

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh

Waa maxay cuntada tayada leh Cuntada marka ay tahay mid kala duwan ayay leedahay tayo jirka wax u tari karta iyo vitamiino isku dheellitiran. Laakin qofka marka uu cunayo haal nooc cuntada ka mid ah waxaa laga yaabaa jirkiisa inuu waayo vitamiinada qaar. Waxaa habboon qofka inuu ka dhigo mid kala duwan cuntadiisa. waxaan aad […]

Isku kariska bariiska iyo hilibka

blank

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]

Taariikhda Zabta halkey ka timid

Taariikhda Zabta halkey ka timid

Taariikhda Zabta halkey ka timid Zabta waxaa loo yaqaana cunta waliimo ama xaflad ama aroos loo sameeyo. dadka soomaaliyeed caan ayay ku yihiinin zab la dhigo oo loogu yeerayo wadaada iyo dadka akhyaarta baladka.                     waxaa la qaybinayaa cunto waxaa ugu caansan cuntada dadka la siiyo […]