Categories
Caafimaadka Health

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo Timirta madiinada rasuulka SCW waxay leedahay faa’idooyin badan xadiis saxiix ah ayaa kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu yiri: qofka ku afbilowda toddobo timir cajwa ah maalintaas ma dhibayo sun iyo sixirba   waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay […]

Categories
Siyaasa - politics

Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto. laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya. sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya. amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan. nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed. maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi […]

Categories
Bulsho Society

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]

Categories
Bulsho Society

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal  ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]

Categories
Sheeko Story

Qiso naag cudurka kansarka si mucjiso uga caafimaadday sadaqo ayaana sabab u ahayd

Naag indoonishiya ah ayaa u timid inay ka shaqeyso magaalada riyaad ee dalka sacuudiga. Waxaa loo keenay inay guriga ka adeegto xagga nadaafadda iyo cuntakarinta. Naagta markii la keenay waxay bilowday inay musqusha kusoo daahdo, maalinta koowaad musqusha ayay gashay muddo ayay  ku jirtay. Maalinta labaad sidoo kale. Markay musqusha gasho muddo ayay kusoo jiraysaa. […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhalinyarada qaar soonka kacsi muxuu ugu kordhiyaa

Soonka caadi ahaan waa inuu yareeyaa kacsiga, maxaayeelay kacsiga wuxuu xiriir la leeyahay nafaqada jirka soo galayso, qofka marka uu dhergo cuntada jirkiisa waxay isu rogaysaa vitamin iyo burtiin oo jirka shaqada loogu talaggalay ugu kaalmeyso siduu u gudan lahaa. marka qofka uu soomo waxaa yaraanaysa shahwada iyo kacsiga qofka soonka dartiisa. laakin dad badan […]

Categories
Bulsho Society

Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan

Naagta ninka wax kaste ayay ka qaadanaysaa sow ma ogid? Ninka hadduu gabadha jeclaado qalbigiisa ayay ka qaadanaysaa. Hadduu faduuliyo ama xumaan ku sameeyo sharftiisa ayay ka qaadanaysaa. illeen dadka ayay ku ceebaynaysaa. haddii dan ka gasho iyada maskaxdiisa ayay qaadanaysaa, ma nasan karo mar kaste iyada ayuu ku mashquulsan yahay. Haddii uu shukaansado waxay […]