Ma jiraa xal lagu yareeyo shahwada ku gubeysa

Su’aasha: Asc wll aniga waan iska dayn waayey siigeysiga xittaa waan ducaystey wali waa sidii, waan sameeyey soon iyo talaabooyin la bixiyey si la iskaga joojiyo dhammaantood waan sameeyey lkn isla markiiba shahwo ayaa igubeyso illaa aan ka sameeyo middaasina ma dagayo wax walba samee arrintaa inaan sameeyo uun weeyaan, mopelka waa musiibada ugu ama […]
Qof soon niyaystay oo siigo ku dhacay

Qof soon niyaystay oo siigo ku dhacay Su’aasha: Asc, waxaan suxuurtey 12:00 a.m lix sac habeenkii waxaana niyeestay soon, in aan beri soomo. laakin, waxaan hurdada ka Kacay 2:00 a.m sideed sac habeen nimo waana siigeystay maan qubeysan ma isdaahirin jiifkana waan ku laabtay, waxaan soo Kacey markale salaada subax kadib soonkana wuu bilowday ee […]
Anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo soonkeyga ma iga buray

Su’aasha: Walaal anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo saasna ku biyo boxo soonkeyga ma iga buray. Jawaabta: Qof soomaan oo fal dambi samaynayaa siiba dambi shahwo la xiriira waa arrin soonka ujeeddadiisa ka hor imaanaysa, qofkii naag kula raaxaysto video call oo biyaha ay ka baxaan soonkiisa waa buray waxaana uu galay dambi foolxun […]
Qof sooman hadana galma fiirsanaya

Qof sooman hadana galma fiirsanaya Su’aasha: asc dhaman walaalaha daruur dhaman saln kadib waxa rabaa inaan idin weydiiyo qof soman hadu galmo daawado sonkiisa maburayaa. Jawaabta: Qofka soomaan hadduu galmo daawado wuxuu la yimid dambi fool xun, waxaa laga yaabaa inuu soonkiisa ajar ka heli waayo, maxaayeelay qofka soomaan waxaa la amray inuu ka fogaado […]
Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo Su’aasha: Asc wllo gabar ayaa guurla iiga baxday an waxaan ahay nin dareen badan ma ii sheegi kartaa daawada ay isticmaalaan aktariinta oo kacsiga joojiya intee ka helayaa Mida kle aalmiitada badan dareenka ma yaraysaa Ama ii sheeg wax dareena yareeya Jawaabta: Qofka wuxuu ku yarayn karaa kacsiga waxyaabo […]
Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa? Su’aasha: Waxaan ahay nin doob ah mararka qaar waxaan ku tarax tagaa daawashada filimada qaawan oo aan kacsi iyo dareen waali ah ka qaado mararka qaarna waxaa niyada iga xooga anigoo baashaalaayo oo wax wasaayo kacsi hor leh ayaan dareemaa marka sideen u joojin karaa ka fakarka […]
Qooqa badan cuntada miyuu jaraa

Qooqa badan cuntada miyuu jaraa Su’aasha: Waa idiin salaamay walaalyaal, waxaan ahay wiil doob ah oo 22 sano jiro anigoo bilooyinkii dambe caadeystay siigada ayaa hadana waxaan isku arkay hadaan siigeysan in ay qandho i qabaneyso oo waxba cuni karin oo raashiinka xitaa iima dhadhamo inaan siigeysto mooyee markaasaa waxoogaa furfurmaa marka sideen ka yeelaa […]
