Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay

Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay Su’aasha: Asc waxaan in badan maqlay in liin dhanaanta ay kahor tag u tahay Isha Sixirka iyo Jinka Marka iyada iyo qolofteeda la isku Cuno Aniga liinta ima dhibto waan cunaa iyada iyo qolofteeda markii hore ma jeclaan jirin balse in badan aan isku qasbay Hada […]
Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timirta raga awood ma usoo celisaa Su’aasha: hadii an cuno 10 kg oo timir ah bil gudaheeda aanan siigeysan galamana sameynin rafaadki siigada maka bogsanaya timirta guska ma weyneysa. Jawaabta: Timirta waa cunto fiican laakin waxa aad sheegtay ma qabanayso xiriir lama laha si toos inay u saameyso awoodda galmada suurtagal ma aha, waa cunto […]
Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo Timirta madiinada rasuulka SCW waxay leedahay faa’idooyin badan xadiis saxiix ah ayaa kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu yiri: qofka ku afbilowda toddobo timir cajwa ah maalintaas ma dhibayo sun iyo sixirba waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay […]
Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah

Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya, oona dabiici ah sidoo kale dareen kacsi leh siiya raga iyo dumarka, biyaha manida aad u badiya waa kuwan: 1-Toonta Toonta waxay mifd tahay waxyaalaha badiya biyaha ama manida raga, sidoo kale waa daawo u fiican cudurada qaar, toonta waxay […]
