Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timirta raga awood ma usoo celisaa Su’aasha: hadii an cuno 10 kg oo timir ah bil gudaheeda aanan siigeysan galamana sameynin rafaadki siigada maka bogsanaya timirta guska ma weyneysa. Jawaabta: Timirta waa cunto fiican laakin waxa aad sheegtay ma qabanayso xiriir lama laha si toos inay u saameyso awoodda galmada suurtagal ma aha, waa cunto […]
Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo Timirta madiinada rasuulka SCW waxay leedahay faa’idooyin badan xadiis saxiix ah ayaa kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu yiri: qofka ku afbilowda toddobo timir cajwa ah maalintaas ma dhibayo sun iyo sixirba waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay […]
Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee Afurka caafimaadka leh waa muhim qofka sooman inuu cuno. laakin waa kee afurkaas waa su’aal mhim ah. Marka hore waxaad ogaataa soonka ma aha bisha cuntada si dad badan ay u haystaan. maanta dunida muslinka dad badan ayaa u fahansan soonka inuu yahay bisha raashinka. waxaad arkaysaa dad […]
