Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa Su’aasha: Waxaa fin iiga soo baxay xubintayda taranka geeskeeda bidix maxaan u isticmaali karaa wll. Jawaabta: Finka kasoo baxo xubinta taranka waxaa laga yaabaa inuu ka yimid bakteeriya ama dhididka iyo wasakhda ka dhalan karta dhididkaas siiba marka qofka uu muddo ku jiro kastuumada, hadduusan […]
