Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxaan ahay umul qalitaan ayaana laygu sameeyay waxan joogaa 23 bari waxaan dareemayaa culays qarka danbe iga saar ood moodo shamiito ama wax aad u culus in ay isaarantahay wlll maxa keeni kara culayskaa in aan dhaco ayaan mararka qaar ka baqi fadhiga habeenki […]
Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa Dhabar xanuunka ألم الظهر qofka dareemo waa xanuun dadka inta badan ay dareemaan qofka sabab gaar ah ayaa u keena, hadaba halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa sababaha keena dhabarxanuunka oo kooban: 1- Qofka inuu u seexdo qaab qaldan, siiba qofka marka uu daalan yahay ama uu dhafarsan yahay […]
Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah

Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah Su’aasha: Xidid Ayaa Iga Haya Lugta Waliba Xagasha Ilaa Cidhibta Markasta Wuu Iqabtaa Waliba Xiliga Qabawga Ayuu iigu Daran Yahay Ama Markaan Xoogaa Fadhiyo Lugtana Dhulka Kuma Joojin karo Markuu iqabto markan Lakin Xoogaa Socda Badanaa Wuu Iga Baxaa Markaa Maxan Kula Tacaali Karaa Anoona Dhakhtarna Tagin […]
Gabar 17 jir ayaan ahay dhabar xanuun igama harayo

Gabar 17 jir ayaan ahay dhabar xanuun igama harayo Su’aasha: Su aal waxan ahay gabar yar dadeydana waa 17 waxan isgu arkaY dhabar xanun said ah wanab sijogta ah mana aqano sababta ka danbeysay xanunka uu ixanuna dartisa mar walbo an saxanayo wax ban ku takeya micnha hoos ban wax adag kagaliya sii uu iga […]
Dhibka ay keento hurdada caloosha lagu seexdo

Dhibka ay keento hurdada caloosha lagu seexdo Su’aasha: Dad badan ayaa jira caloosha ku seexda waliba waxaa u badan dumarka seexashada caloosha dambi miyaa qofka maxay u keenaysaa xaga caafimaadka. Jawaabta: Hurdada lagu seexdo caloosha diin ahaan waa hurdo la reebay in lagu seexdo caloosha waa mamnuuc, xadiis ayaa kusoo arooray oo saxiix ah: (أنَّ […]
Dhabar xanuunka maxaa keena?

Dhabar xanuunka maxaa keena? Su’aasha: Walaal waxaan isku arkaa markaa in yar xoogaa aan fadhiyo dhabarka oo i xanuuno, marka dhabar xanuunka muxuu ka dhashaa teda kale muddo 9 bilood ayaan siigeysanaayey inkastoo aan hada go’aansaday inaan iska dhaafo marka waxaan isleeyahay in arintaasi u sabab tahay inuu dhabarka i xanuuno maadaama saasey tahayna aan […]
Dhabar xanuunka Back pain Sababaha iyo daawada

Dhabar xanuunka Back pain waa cudur caan ah oo dad badan ay ka sheegtaan Dhabar xanuunka wuxuu ka mid yahay xunuudada ay dumarka u badan yihiin. Ragga aad buu ugu yar yahay xanuunka dhabarka. Sababaha keenaya waxaa ka mid ah: Qofka inuu qaado waxyaalo culus. taas waxay keenaysaa in murqaha dhabarka dhib soo gaaro. xanuun […]
