Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache Su’aasha: Waan idiin salaamey dhamman inta qoraalkeyga akhrin doonto gaar ahaan dadka utaagan iney nooga jawaaban suaal walbo aan qabno waxaan qabaa suaal ah maxaa keena madax xanuunka tirada badan maxaa lagu daaweeya Insha Allah waxaan sugaaba waa jawaab waadix ah. Jawaabta: Madax xanuunka sababo badan ayuu ka […]
Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine

Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine Su’aasha: Madaxa oo hal dinac kaa xanuuno markasta maxa keena. Jawaabta: Madaxa oo hal dhinac ka xanuuna af soomaali waxaa lagu dhahaa goonjab ama goonjebshe ingiriiskana waxaa la dhahaa Migraine carabigana الصداع النصفي ama الشقيقة , wuxuu ka dhashaa xanuunkan neerfayaasha iyo dhiigamreenada iyo […]
Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena

Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena Su’aasha: Asc waxaan qaata dawooyin Cudurada typhoidka iyo gaaska Shurubo hurdana waan cabay waxaan isku arkaa war wareer in aan miirka beeli rabo oo kale iyo naxdin waxyar hadii ay Shanqaraan waan isku naxayaa hadii la isoo Waco waan naxayaa indhahana inay iyara xanuunayaan baan dareemayaa Wadnahana […]
Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Qofka markuu ordo wareeraayo maxaa keena siigada iyo orodka maxaa ka dhexeeya iiga jawaab suaashan maraa kusoo weydiiyey iigamana jawaabin maxaa dhacay jawb deg deg sii Jawaabta: Siigada qofka marka uu samaynayo jirkiisa wuxuu waaynayaa vitamino aad u badan siiba marka uusan cunaynin cunto fiican, taas waxay keenaysaa inuu tabarbeelo oo uu u adkaysan […]
Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay

Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay Su’aasha: Waxaan isku arkay markaan saa’id u kacsado inkastoo mar hore igu dambeyse siigo hadana markaan kacsiga dareemo waxaa iga soo daata biyo jiid jiidmaaya markaas ka dib hadaan istaago waxaan dareemaa wareer xitaa raashiinka waan iska dhaafa mark sidan okale nqdo. Jawaabta: Waxay u badan tahay in jirkaaga vitamiinada […]
Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha lagu garan karo qofka ay waalli usoo dhowdahay ama qofka waalan rabo. Waalashada waxaa ugu xun midda maskaxda isku dardarsanta oo aan jinka ahayn. middaas inta badan qofka waxay qabsataa marka uu aad wax u jeclaado wixiina waayo. waxaa jira dad gabar u waashay sidoo kale waxaa jira dad lacag u waashay. qofka wuxuu […]
