Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

Su’aasha: Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr Jawaabta: Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, […]
Xanuunka xaniinyaha dhalmada ninka ma saamayn karaa

Su’aasha: Suashayda Dr waxan isku arka xanuun xaninta midig wax buruq aha ka daremo xarigayga xaninta kor ka sobilawato baritan Ku sameyay waxa lay dhahay Sidanotkik : Skrotal Rum KOTAL COLOR- DOPPLER ULTRASUU The testicular measures are normal. There are homogenous echotexture bilateral testis. There is no significant scrotal wall thickening. There isn’t pathological fluid […]
Markuu ninku biyuhu iska saaro xaniinyihiisa maxay qafiif la noqdaan

Su’aasha: Sxb Anoo 20 maalmood ka hor siigo igu dambesay aanku tuurtay marka waxaa is arkay markaa biyo baxay ka dib qooraha qafiif inoqday ciladaas ma raga dhan ayaa ila qaba mise aniga lewaye Jawaabta: Biyaha qofka markaysan muddo ka bixin qooraha ayay cusleeyaan qofka wuxuu dareemaa inay qooraha ka culus yihiin biyaha marka ay […]
Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo Su’aasha: waxan daliigayay guska anigo saliid adeegsanaya wuu kacay 10 daqiiqa ayaan sidaa kuwaday waan joojiye kadib xiniinyaha ayaan xanuun ka daremay maxan sameya majoojiya massageka mise waan wada Jawaabta: Xanuunka aad dareentay waa biyaha oo meesha soo istaagay, qofka marka uu kacsado oo biyaha uu celiyo xanuun […]
Culeyska qooraha waxa keeni kara

Culeyska qooraha waxa keeni kara Su’aasha: scw marar waxaan isku arkaa qooraha culeys iga ah xanuun ma jiro laakin culeys ayaan ka daremaa maxaa la dhihi taas jirro miyaa mise waa wax caadi ah oo raga oo dhan ay la kulman teeda kale qooraha way lalman yihin oo masoo kadoodna wayna buran yihin fadlan jawab […]
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood qooraha Testicular diseases inay kala […]
Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin

Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin Su’aasha: Labadeyda dhikilood mid ayaa weyn ama ta kale ka dheer!! Arintaana waan ku dhashey markaas wax dhib ah ma ku Yeelaneysaa Tarankeyga ??? Jawaabta: Wax dhib ma laha hadday kala weyn yihiin labada xiniinyadood, ama bid ay buuran tahay, wax saamays ah kuma yeelanayaan tarankaaga waa wax caadi […]
