Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay

Su’aasha:

Waxaan isku arkay markaan saa’id u kacsado inkastoo mar hore igu dambeyse siigo hadana markaan kacsiga dareemo waxaa iga soo daata biyo jiid jiidmaaya markaas ka dib hadaan istaago waxaan dareemaa wareer xitaa raashiinka waan iska dhaafa mark sidan okale nqdo.

Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay?
Kacsiga badan wareer miyuu leeyahay?

Jawaabta:

Waxay u badan tahay in jirkaaga vitamiinada qaar ay ka maqan yihiin sidoo kale inay jirro ka jirto xarunta dareenka jirka oo loo yaqaano carabiga   الجهاز العصبي المركزي  ingiriiskana Systema nervosum central.

Waliba meelaha dhiigga soo maro taasna waxaa laga fahmayaa kacsiga marka uu ku qabto inuu wareerka kuu yimaado, illeen kacsiga dhiigga ayuu ku xiran yahay, markuu dhiigga soo marayo xididaha ayaa sidii la rabay uusan usoo marin meesha waxaa ka dhalanaya qas taas oo keeni karta wareer.

Waxaa jira wax lagu daaweyn karo dabiici ahaan, waxaa ka mid ah:

Biyaha jirka marka uu qalallo dhib ayuu keenayaa.

Sidoo kale sanjabiisha waxay u roon tahay  madax wareerka.

Sidoo kale vitamin C waxaad ka heli kartaa qudaarta iyo furuudka siiba liinta iyo yaanyada

Iyo birta oo laga helo hilibka.

It is likely that your body is lacking in some vitamins and that there is a disease in the body’s nervous system, which is known in Arabic as الجهاز النصور المصرية and in English as Systema nervosum central.
Also, the areas where blood flows, and this can be understood from the fact that when it gets excited, you feel dizzy, because the excitement is connected to the blood, when the blood flows through the veins, it does not flow as expected, which can cause confusion.
There are things that can be treated naturally, including:
When the body’s water dries up, it causes problems.
Ginger is also good for dizziness.
You can also find vitamin C in vegetables and fruits, especially oranges and tomatoes
And iron is found in meat.

Leave a Reply