Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa
Su’aasha:
Waxaa fin iiga soo baxay xubintayda taranka geeskeeda bidix maxaan u isticmaali karaa wll.

Jawaabta:
Finka kasoo baxo xubinta taranka waxaa laga yaabaa inuu ka yimid bakteeriya ama dhididka iyo wasakhda ka dhalan karta dhididkaas siiba marka qofka uu muddo ku jiro kastuumada, hadduusan ahayn fin weyn oo xanuun badan leh waxaa fiican inaadan wax marinin si caadi ayuu u shuuqayaa kaliya ku nadiifi biyo qandac ah oo cusbo leh gacantana ka daa marka aad ka dareento cuncun, waxaa dhici karta inuu meelo kale kasoo baxo markaad gacanta ku xoqdo, laakin biyaha milixda leh waxay ka nadiifinayaan bakteeriyada.
Qoraalkan akhriso: Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada
A pimple that appears on the genitals may be caused by bacteria or sweat and the dirt that can result from that sweat, especially when a person has been in a suit for a long time. If it is not a large and painful pimple, it is better not to apply anything. It will just wash off normally. Just clean it with warm salt water and leave it on your hand when you feel itchy. It may appear in other places when you rub it with your hand, but the salt water will wash away the bacteria.
