Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa? Su’aasha: Waxaa i cun cuna mararka qaar xaniinyaha marka waxaan sameeyaa meeshaan ka xoq xoqi lahaa waxaan mariyaa liimo dhanaanta ka dib xoogaa ayay intay i xafafto iga ba’aa cun cunka marka hadaan liinta u isticmaalo qooraha ma waxay waxyeeleysaa xiniinyaha mise jeermiska ayay ka […]
Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa

Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa Su’aasha: Waxaa fin iiga soo baxay xubintayda taranka geeskeeda bidix maxaan u isticmaali karaa wll. Jawaabta: Finka kasoo baxo xubinta taranka waxaa laga yaabaa inuu ka yimid bakteeriya ama dhididka iyo wasakhda ka dhalan karta dhididkaas siiba marka qofka uu muddo ku jiro kastuumada, hadduusan […]
Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena Su’aasha: Asc dr waxaan ku weydiin lahaa xiniiyaha waxaa iga haysta cun cun waxaa ii dheer finan iga soo baxay xiniiyaha. Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay cuncunka xiniinyaha ku dhaco, waxa keena iyo sida loo daaweeyo, xaniinyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhimsan raga, waa xubnaha […]
