Qaadka iyo sigaarka waxa ay qofka u keeni karaan

Qaadka iyo sigaarka waxa ay qofka u keeni karaan

Su’aasha: Asc waan idin salamey bahda daruur waxan ahey nin dhalinyaro ah waxan usticmali jirey balwada badan oo qaadka iyo sigaarka kamid yahy alxamdulilaah hada mudo sadex isbuuc ah ma isticmalin marka waxan isku arkey fakar iyo walwal badan iyo salaada oo igu culus xafadna aan kabixi karin. Jawaabta: Si toos uga har balwadda aad […]

Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Su’aasha: NINKAYGA SIGAAR SI XUN AYUU U CABAA AFKIISA AAD AYUU USOO URAA IYO DHARKIISA IYO TIMAHISA, MARKA AAN SARIIRTA WADA TAGNO WAAN KIRAHSADAA WAXAN KU DHAHAA AAD BAD USOO URAYSAA ARINTAAN ILAAHAY RALI KAMA AHA WUU IGA XANAAQAA ASOO XANAAQSAN AYUU SEEXANAA MALAA’IGA MIYAY I LACNADAYNAYSAA HADUU SEEXDO ASOO ARINTAAS IIGA XANAAQSAN. Jawaabta: Malaa’iga […]

Jaad ama sigaar ama khamri deyntooda in la gudo miyaa

Jaad ama sigaar ama khamri deyntooda in la gudo miyaa

Su’aasha: qofkii jaad cuni jiray ama sigaar cabi jiray ama khamri cabi jiray lkn katoobad keenay lkn dayn lagaga lahaa XATAA hadii aan loo haysanin oo uu kalidii OG yahay dayntaasi ma bixinayaa? Jawaabta: Marka hore waa in la ogaadaa iibinta khamriga iyo dhamaan maandooriyeyaasha waa xaaraan, qofka hadduu iibiyo lacagtaas maba mutaysanin, marka sidaa […]

Shiishada dambi ma leedahay diin ahaan

Shiishada dambi ma leedahay diin ahaan

Su’aasha: Asc Waxaan idiin weydiinayaa 2ladaan berri shiishad ayaa gadaal ku bartay markii horre ma jecleen lkn waxaan isku arkooyaa inaan qadka ka sii baxay Shiishada maxay dambi ah ay leedahay diini ahaan markii loo eego. Jawaabta: Shiihadda waa sida sigaarka oo kale waxay dhib u keenaysaa qofka caafimaadkiisa iyo jirkiisa, waana wax wasakheeya afka […]