Geedka la yiraahdo buuriga ma xaalaal baa Su’aasha: Geedka la yiraahdo buuriga ma xalaalbaa? Jawaabta: Waxa lagu magacaabo buuriga ama tubaakada nooc kaste ha ahaatee shiishiid ama baalbaal waa wax xun oo dhib u keena caafimaadka iyo nafta sidoo kale maskaxda, diinta islaamka waxay reebtaa wax kaste dhib u keenaya qofka, dadka buuriga cuna cirridka […]
Categories
Geedka la yiraahdo buuriga ma xaalaal baa
