Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno Su’aasha: Asc, qof waqti dheer ka sheeganayaa xanuun dhanka galmada ah. 1-marka biya ka baxaya xanuun dareemaa 1-iyo xur udareema shuft Maxaa keeno ? Jawaabta: Xanuunka iyo hurka ninka uu dareemo xiliga biyabaxa waxaa sabab u noqon kara arrimo badan: Waxaa ka mid ah: 1- Xubinta Prostatada la dhaho in […]

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa Su’aasha: Waku salamay sxb markaan saaid u kacsado wxn moodaa in caloosha la iga haayo cml xaaladaasoo kale maxaa la dhihi karaa Jawaabta: Arrintan waxaa sabab u ah biyaha manida dhowr jeer aad isku celisay, qofka marka uu kacsado ama uu dareenkiisa kiciyo ama uu siigo […]

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks. Jawaabta: Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh […]

Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

Su’aasha: Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr Jawaabta: Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, […]

Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo

Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo

Su’aasha: Waxa i xanuunta xiniinta bidix waxaa ii fadhiya wax marka la taabto dhaqdhaqaya markan kaadi nayo wey idhibeysaa iisoo jawaab fadla. Jawaabta: Haddii wax ku jiro oo aan ahayn buruqda caadiga ah waa inaad dhakhtar u tagtaa ood isbaartaa, marka hore si fiican u hubi in wax kuusan ku jiro iyo in kale, waxaana […]

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood  qooraha Testicular diseases inay kala […]

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan Su’aasha: Su’aashaydu waxay tahay waxaan dareemaa in ay xiniiyahaygu ay badana aad u laalaalmaan yacni balaq noqdaan marmarna xanuun aan badnayn ayaan dareema bararna ma yeeshaan markaa waxaasi ma cilad baa? Mise waa arin caadiya. Jawaabta: Xiliga qabowga xaniinyaha way isku soo ururaan xiliga kulaykana way fidsamaan […]