Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks. Jawaabta: Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh […]
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood qooraha Testicular diseases inay kala […]
Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha Su’aasha: Bahda daruur salab kadib waxaa iiga soo baxay madaxa guska nabto yaryar oo gududan sidoo kale laba xaniinyood maqaarkooda cuncun daran ayan ka dareemaa inaan xoqo ayan rabaa waan ku raxaystaa xoqida wax wasmo ah manan samynin nabrahaas maxaa la dhihi kara?. Jawaabta: Nabraha sababo badan […]
Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa? Su’aasha: Waxaa i cun cuna mararka qaar xaniinyaha marka waxaan sameeyaa meeshaan ka xoq xoqi lahaa waxaan mariyaa liimo dhanaanta ka dib xoogaa ayay intay i xafafto iga ba’aa cun cunka marka hadaan liinta u isticmaalo qooraha ma waxay waxyeeleysaa xiniinyaha mise jeermiska ayay ka […]
Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena Su’aasha: Asc dr waxaan ku weydiin lahaa xiniiyaha waxaa iga haysta cun cun waxaa ii dheer finan iga soo baxay xiniiyaha. Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay cuncunka xiniinyaha ku dhaco, waxa keena iyo sida loo daaweeyo, xaniinyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhimsan raga, waa xubnaha […]
