Su’aasha: Dr murqahaygu si kasta aan u jimicsado ma noqdaan kuwa adkaada ee waa kuwa jilicsan markasta ee maxaa u xal ah dr adoo mahadsan. Jawaabta: Xubnaha adag jirka waxay u roon yihiin qofka marka uu jimicsi sameeyo uu adkeeyo calooshiisa aad bay ugu fiican tahay, waxay u roon tahay difaaca jirka haddii jug ay […]
