Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa Su’aasha: Marka Hore Aad Baad UMahadsantihiin Daruur.com Marka Xigta Markasta Waxaad Ka Hadashaan In Qofku Si Aafada Siigada Uga Soo Kabto Inuu Cuno Cunto Isku Dheeli-Tiran Oo Soo Celinaysa Awoodii Qofka Laakiin Kawaran Qofkaan Heli Karin Cunto Isku Dheeli-Tiran Ama Wax Nafaqo Ah Kaliya […]
Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay Su’aasha: Waxaan su,aalaaya. Ee digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay. Jawaabta: Salbukada waxaa loo yaqaanaa afka carabiga المَاشُ ama المَجُّ ama المَجَّةُ ama المُجَاجُ ama اللوبياء الشعاعية afka igiriiskana waa: Mung bean ama saynis ahaanna waa: Vigna radiata, waxay ka baxdaa dalal badan asal ahaanna waxay kasoo jeeddaa dalka […]
Geedka digir guduudda

Geedka digir guduudda Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud. geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh. dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu dhalaa ubaxa digirta ay kasoo baxdo, digirta waxaa laga guraa marka ay […]
Faa’idooyinka masagada cad caafimaadka laga helo

Faa’idooyinka masagada cad caafimaadka laga helo Faa’idooyinka masagada ama moordida cad Dadka aqoonta u leh cuntada waxay sheegeen in masagada ay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah: 1- waxay xoojisaa lafaha sidoo kale ilkaha, cudurka lafa burburka ayay ka ilaalisaa qofka cunaya masagada 2- jirka waxay siisaa awood badan iyo firfircooni 3- waxay nidaanmisaa […]
