Qofka noloshiisa ka baqaya oo leh waxaan ka baqayaa nolosheyda maxaa xal u ah

Qofka mararka qaar waxaa soo galayso cabsi la xiriirta noloshiisa. Wuxuu ka fikirayaa waxa ku dhici karo mustaqbalka ama waxa soo gaari karo. Taas sababo badan ayaa keenaya. Waxaa ugu mihiimsan sababahaan soo socda: 1- Wassaaska badan. Qofka uu ku dhaco cudurka wasaaska maskaxdiisa mar kaste waxaa kusoo dhaco dhib iyo cabsi. Marba waxbaa ku […]
Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn Su’aasha: waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa Jawaabta: Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka […]
Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Su’aasha: Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo Jawaabta: Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, […]
Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]
Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]
Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno Su’aasha: Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo […]
Talo kusaabsan qofkii diinta shaki ka galo

Su’aasha: Asc walalyal dhibaato weyn baa iheysta ilaahey haii dambi dhaafo adinkana ila taliya; sanadkii lasoo dhaafay ilaa io sanadkan waxaan isku arkay shaki badan oo arin mar aan kashakiyay baa rumoowday markas wixii kadambeeyay waxaan noqday qof zaaid ucabsanaya oo waxwalba uu arka kashakinaya waan kasoo gudbi jiray oo ilaahey talo saaran jiray alx […]
