Qofka noloshiisa ka baqaya oo leh waxaan ka baqayaa nolosheyda maxaa xal u ah

Qofka noloshiisa ka baqaya oo leh waxaan ka baqayaa nolosheyda maxaa xal u ah

Qofka mararka qaar waxaa soo galayso cabsi la xiriirta noloshiisa. Wuxuu ka fikirayaa waxa ku dhici karo mustaqbalka ama waxa soo gaari karo. Taas sababo badan ayaa keenaya. Waxaa ugu mihiimsan sababahaan soo socda: 1- Wassaaska badan. Qofka uu ku dhaco cudurka wasaaska maskaxdiisa mar kaste waxaa kusoo dhaco dhib iyo cabsi. Marba waxbaa ku […]

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn Su’aasha: waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa Jawaabta: Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka […]

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa Su’aasha: Hadi aan kuhadlo nadar soconayo inta noolashada ka dhiman tuusale isbuuc kasto wa in aan quraanka dhameeyo wana awoodi wayay hadi aan dhameyn wayo marka oo aan kufashilmo inan quraanka dhameeyo 3 bari ayan soomi That means isbuuc kasto 3 bari aya wajibaya Tana […]

Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Su’aasha: Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo Jawaabta: Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, […]

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Su’aasha: Shardi inan galay ayan umaleynaya kaso ah in Salad kasta OO wajiib ah aan safka hore ku tukado hadi aan sameyn wayo midka kasto 100k Malin aan soomayo inkasto aan wayso qadanayay shaydaan ka inan Iska narayay na aan xasuusto hadana waxaan ubadinaya inan ku hadlay Madama 100 kun OO Malin aysan macquul aheyn […]

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno Su’aasha: Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo […]