Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Qof waayeel 100 jir ah oo jirran salaadda malaga rabaa inuu tukado

Su’aasha: Asc wll bahda daruuro wll su aal Ayayday waa 100 jir qalbiga waa iska caadi lknii tabarta ka dhamaatay salaadii waydiiday halguu wayseeyo waydiiday salaadina waydiiday malagu leeyahay salaadaa Jawaabta: Haddii qofka marba uu miyir leeyahay salaadda kama dhacdo, xataa hadduu awoodi waayo inuu jirkiisa dhaqaajiyo niyadda ayuu ka tukanayaa, marka isku daya inaad […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka Talooyinka Consultation

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo Su’aasha: Asc Daruur.com. waxa jirta arrin aan layaabay oo naftayda kusugan! Hadii ay dhibaato ilasoo daristo ama mushkiladi isoo foodsaarto oo aan dareemo murug, walwel iyo walaac ilaahay ayaan isku xidhaa, salaaddaydu qushuuc ayay leedahay inbadan ayaan ducaystaa, qur,aanka ayaan aad u akhristaaa, sadaqada ayaan labaxaa, noloshu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qof riyo ku arkay asoo laga dalbanayo qof kale inuu dhiig u shubo

Su’aasha: Walal nin sxbky ah ayaa todobaad kahor dhiig shubay wuxuu ka qayb qaatay campaign dhiig lagu sadaqaysanayay, laba habeen ka hor ayuu riyooday waxayna ahayd riyadu in looyimiday oo lagu yidhi dhiig iska shub qof ubaahan ayaa jiree isagna wuxuu ku jawaabay maalin dhawayd ayuunbaan dhiig shubay marka wali lama gaadhin wakhti aan dhiig […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa Su’aasha: scw bahda daruur dhib baa i haysta xaaskayga aad bay ii aflagaadaysaa way i caysaa hadalo aanan ka helin oo niyada iga dilo ayay mar kaste igu tiraahdaa si kaste waan u waaniyay inay ka harto laakin wax ay qaadanayso waano lama arko maxaad igula talinaysaan faldan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabarba nin ay khayaantay oy guur ku heshiiyeen oy uga baxday lacagna ka cuntay Waxay 2 laba jeer ku riyootay iyadoo uur wacela u qaaday isla wiilkii oo dadku ogayn oo gabar lixbilood ku dhalatay u dhashay maxay noqonee Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa inay tahay digniin khiyaanada ninkaas ay khiyaantay […]

Categories
Caafimaadka Health

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara Su’aasha: Walaal haddii aan qufaco seddex jeer ama kabadan neefta ayaa igu dhageysa oo tacbaan ayaan noqdaa habeenada qaarna waxaan soo kacaa anigoo naqaska igu dhagay oo secendo aan naqas iga soo baxayn illaa silic iyo rafasho kadib ayaan naqaska ii furmaa, wll dhibkaasi i hayyo waa maxay […]

Categories
Af English

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G),  marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka […]