Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo Geedka gobka wuxuu ka mid yahay geedahadaawada ah, waa geed wax lagu dahiriyo, meydka xataa waa lagu dhaqaa. Miraha gabka jannada ayaa lagu cunaa. Waxaa lagu sheegay geedka gobka qoraanka kariimka Alle wuxuu yiri: (وَأَصْحَابُ الْيَمِينِ مَا أَصْحَابُ الْيَمِينِ ‎﴿٢٧﴾‏ فِي سِدْرٍ مَّخْضُودٍ) (Kuwa Midigta mari, Ma […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo Sida la og yahay kitaabka quraanka waa kitaabka ugu dambeeyay Alle SW soo dejiyo. Quraanka wuxuu wataa wax badan oo faa’ido aan lasoo koobi karin. Asoo ah kitaab shareeco xambaarsan hadana waa kitaab cibaado  oo daawo laga helo. Qofka markuu ku dadaalo wax badan ayuu garaa. Ma ogtahay […]

Categories
Aqoonta Guud Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Imisa nabi ayaa carab ahaa

imisa nabi ayaa carab ahaa Waxaa lays weydiyaa meeqa nabi ayaa carab ahaa ? Nabiyada carabta ahaa quraanka waa lagu sheegay sida aayadahan ku cad: Alle wuxuu soo diray rusub badan wuxuu u waxyooday nabiyaal badan, tiradooda dhabta ah Alle kaliya ayaa og qaar quraanka ayaa lagu sheegay qaarna laguma sheegin sida Alle yiri:  وَلَقَدْ […]

Categories
Aqoonta Guud Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay Afarta nabi ee is dhalay waa arrin quraanka lagu sheegay, waxaa kusoo arooray aayado quraan ah, afartaas nabi (naxariis iyo nabadgalyo korkooda ha ahaatee)  waa sidan tan: Afarta Nabi is dhalay   1- Nabi Ibraahiim     عليه السلام 2- Nabi isxaaq          عليه السلام […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka Su’aasha: Asc bahda daruur, een qur’aanka Kariimka waa Hadalkii Eebe ( cazza wajalla) wuxuuna inoo tilmaamay in ay qurraxda ay socoto, halka technology-yiinta sida NASA ay leeyihiin qorraxdu ma samayso movement lkn waxaa sameeya movement waa Dhulka ee qurraxdu hal meel ayey taagan tahay? Aniga waan aamini la ahay , […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: scw walaalayaal maalmahan waxaa soo batay dadka ka hadlo waajibaadka naagta ee guriga dad badan waxay leeyihin naagta waajib kuma aha inay ninkeeda u adeegto kaliya xaqa uu ku leeyahay waa waajibka sariirta waxan rabi laha inaad jawaab faahfaahsan naga soo sisan diinta waxa ay […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha

Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha Su’aasha: Ilaahay SWT qur,aanka wuxu inoogu sheegay in ehlu kitaabka cuntadoodu xalaal inoo tahay sidoo kale dumarkooda aynu guursan karno haday muxsanaat yihiiin, hadana aayado kale ah ilaahay wuxu inoogu sheegay inaynaan cunin gawrac aan ilaahay magiciisa lagu xusin oo uu yahay fisqi sidaynu la soconana […]