Qof waayeel 100 jir ah oo jirran salaadda malaga rabaa inuu tukado

Su’aasha: Asc wll bahda daruuro wll su aal Ayayday waa 100 jir qalbiga waa iska caadi lknii tabarta ka dhamaatay salaadii waydiiday halguu wayseeyo waydiiday salaadina waydiiday malagu leeyahay salaadaa Jawaabta: Haddii qofka marba uu miyir leeyahay salaadda kama dhacdo, xataa hadduu awoodi waayo inuu jirkiisa dhaqaajiyo niyadda ayuu ka tukanayaa, marka isku daya inaad […]
Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]
Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]
Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan

Su’aasha: Waxaan ahay quf salaada subax ka tagto mararka qaar marka ay iga tagto oo lagaaro dhuhurka ayaan markaad 4ta ragco ee dhuhurka dukado ayaan waxaan ku xijiyaa 2 rakco oo aan uniyeysanaayo salaadi saakey idhaaftey Marka masameyn karaa sidaasi mise suno un ayaan dukadaa. Jawaabta: Waxaa qalad ah inaad sidaas mar kaste sameyso waxaan […]
