Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya Su’aasha: Walaal waxaan ka shaqeeyaaa xarun caafimaad oo dawladeed, run ahaantii xaruntani aad bay uliidataa shaybaadhadii iyo daawooyinkii aas aasiga ahaaba ma yaallaan bukaanno badanina way yimaadaaan. Inta ugu badan bukaanada ii yimaada markaan cabashadooda qoro waxaan waayaa shaybaadh aan udiro! Markasta waxa leeyahay shaybaadho ma yaallaan intaas […]

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa'iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido Oscar waa Nin jarmal ah wuxu qabay hal dhib taasoo ahayd lacag jacayl, wuxu ahaa Nin aad u lacag jecel. Asxaabtiisa markuu la fadhiyo wuxuu dhihi jiray waxaan rabaa inaan wax sameeyo, inaan wax yeesho, inaan hanti badan helo iwm. Asxaabtiisuna way ku qosli jireen waayo wuxu ahaa […]

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo Su’aasha: Asc Daruur.com. waxa jirta arrin aan layaabay oo naftayda kusugan! Hadii ay dhibaato ilasoo daristo ama mushkiladi isoo foodsaarto oo aan dareemo murug, walwel iyo walaac ilaahay ayaan isku xidhaa, salaaddaydu qushuuc ayay leedahay inbadan ayaan ducaystaa, qur,aanka ayaan aad u akhristaaa, sadaqada ayaan labaxaa, noloshu […]

Dulqaadka ayaa iga tagay niyadjab ayaa igu dhacay ila taliya

Dulqaadka ayaa iga tagay niyadjab ayaa igu dhacay ila taliya

Su’aasha: Asc wallal waxaa i haysto dhib ah ayaan dhaweytay ayaa problem may niyada ayaa iga jabtay awal waxaan ahaa nin adag karti damiir leh oo wax walba haday noqoto sheeko dad iska riixis iyo samir ayaan ahaa oo gym dhigta xitaa Lkn ayaan dhawayd intaan problem ayay waxaa i raacey niyad jab oo wax […]

Ila taliya mararka qaar waxaan damcaa inaa aduunka is kaga tago

Ila taliya mararka qaar waxaan dacmaa inaa aduunka is kaga tago

Su’aasha: Asc wll waxaan ahay wiil dhalin yaro ah 19 jir oo quryx badan wax kasta waan sameeyey ilaahay waan isku xiray dareenkayga waa saaid ilaa aan la xariiro gabar aan guursado mahaayo meel aan kakeenana mahaayo dhib wayn ayaa i haysto wlahi hadaan heli lahaa gabar wlahi aad ayaan u xifdin lahaa Mida kle […]

Sidee ciriiriga Looga bixi karaa

Sidee ciriiriga Looga bixi karaa

Su’aasha: Badana wax yabaha an raba ina hormar ku sameyo ima surta galan wey iga so xirmaan wax walbo culeys aya iga saran side ugu bixi kara ciriieigaas. Jawaabta: Adduunka wuxuu u baahan yahay sabar, wax markaad rabto horay lagama helo, mana aha qofka inuu quusto, qofka markuu sabro natiijada marka ugu dambeysa wuu gaarayaa, […]