Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa Su’aasha: scw bahda daruur dhib baa i haysta xaaskayga aad bay ii aflagaadaysaa way i caysaa hadalo aanan ka helin oo niyada iga dilo ayay mar kaste igu tiraahdaa si kaste waan u waaniyay inay ka harto laakin wax ay qaadanayso waano lama arko maxaad igula talinaysaan faldan […]

Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan nin iyo naag is qaba mudo badan hadii ay isku dhacaan e af’lagaado xun is’dhahan meherkogu mu khafiifa marka inay meherkoga cusbonesiyan ma tahay arina bal fah faahin dheerad ah iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Waxaas waa khuraafaad ma jiro wax meherka khafiifiyo, waxaa jira dalaaq ama […]

Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Su’aasha: NINKAYGA SIGAAR SI XUN AYUU U CABAA AFKIISA AAD AYUU USOO URAA IYO DHARKIISA IYO TIMAHISA, MARKA AAN SARIIRTA WADA TAGNO WAAN KIRAHSADAA WAXAN KU DHAHAA AAD BAD USOO URAYSAA ARINTAAN ILAAHAY RALI KAMA AHA WUU IGA XANAAQAA ASOO XANAAQSAN AYUU SEEXANAA MALAA’IGA MIYAY I LACNADAYNAYSAA HADUU SEEXDO ASOO ARINTAAS IIGA XANAAQSAN. Jawaabta: Malaa’iga […]

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo Su’aasha: Asc Nin ayaa 3 caruur ah u haayaa Hadana xaamilo baan ahay Oo wuxu igu furay dalaaq Bidco ah ma iiga furnid buu i leyahay Waaridka waxay i leyihin waxba uma yaalan o bidcada e aaminsanyihin Asagii hadaa fatwada bidcada diidaysa la qaadan lahaa […]

Xaaskayga mar walba arrimahan ayay igu dhaleeceysaa

Xaaskayga mar walba arrimahan ayay igu dhaleeceysaa

Su’aasha: SCW dhibka i haystaa wuxu yahay xaaskayga waxay igu caysaa lacag la’aanta taso kaenta walalaheeda aya qabo rag taajiriin ah aniga iga lacag badan aniga waxan iska ahay qof caadi ah an lacag badan haysan, mar kaste sheekadas ayay igu soo qaadaa maxaan sameyaa? Jawaabta: Dumarka sidaas ayay u badan yihiin ragooda iyo raga […]

Guriga walaalkayga ayaan joogaa xaaskiisa ma tixgaliyo ila taliya

Guriga walaalkayga ayaan joogaa xaaskiisa ma tixgaliyo ila taliya

Su’aasha: Asalam alaikum walal waxan ahay inan 20s ku jirta da’ ahaan arday na wan ahay waxan la noolahay walalo oo reer leh rer kan la noolahay buuq joogto ah aya ka dhex tagan walasha ninka qabaa ma ixtiramo hadal wanagsan kuma dhaho marwalba way ooysaa dhibka uu ku hayo ayan gob jog ka ahay […]