Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo Su’aasha: Asc Daruur.com. waxa jirta arrin aan layaabay oo naftayda kusugan! Hadii ay dhibaato ilasoo daristo ama mushkiladi isoo foodsaarto oo aan dareemo murug, walwel iyo walaac ilaahay ayaan isku xidhaa, salaaddaydu qushuuc ayay leedahay inbadan ayaan ducaystaa, qur,aanka ayaan aad u akhristaaa, sadaqada ayaan labaxaa, noloshu […]
Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]
Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa Su’aasha: Kaadida iyadoo i heyso hadaan tukado salaada may ansixi Mise wan soqaleyn Jawaabta: Waxaa kusoo arooray mas’aladan xadiis saxiix ah oo Muslin saxiixiisa ku wariyay, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (لا صَلَاةَ بحَضْرَةِ الطَّعَامِ، ولَا هو يُدَافِعُهُ الأخْبَثَانِ). (Salaad ma jirto iyadoo cunto ay taallo iyo qofka […]
Salaada kuma qushuuco markaan tukanaayo maxaa u sabab ah?

Su’aasha: Asc sxb sare sidee tahay waaku salaamay waxaan rabay marka aan salaado galo waxaan dareemaa waswaas xitaa mararka qaar waxaan ku wareeraa rakcada aan tuktay iyo inta ii dhiman, xitaa mararka qaar waxaan is arkaa anoo istaageyga Attixiyaadka ku akhrinayaa ka dib ayaan is toosiyaa hadana waxaa kaaga sii daran markaas saas salaada u […]
