Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa Su’aasha: scw bahda daruur dhib baa i haysta xaaskayga aad bay ii aflagaadaysaa way i caysaa hadalo aanan ka helin oo niyada iga dilo ayay mar kaste igu tiraahdaa si kaste waan u waaniyay inay ka harto laakin wax ay qaadanayso waano lama arko maxaad igula talinaysaan faldan […]
Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay Su’aasha: waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa […]
Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Xaaskayga marka ay xanaaqdo si xun ayay u caytamaysaa waa afxaar waxay sheegaysaa wax xitaa raga ka xishoodo waxaa ka mid ah: khaniis baad tahay ey baa tahay wecel kisi , iyo waxyaalo kale aanan halkan ku sheegi karin marka maxaan sameeyaa oo aad igula talinaysaan arintaan […]
