Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay Su’aasha: A S C naag la qabo nin kale aad uga jeclaatay ninkeeda xidhidh qarsoona ninka kale la yeelatay naagtan xaqi u ninkeegu ku lahaa dhinaca galmada, farxada, ixtiraamka, koolkoolinta iyo iwm ninkeeda intay u diido ninka miyay siinaysa […]
Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa

Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa Su’aasha: scw bahda daruur dhib baa i haysta xaaskayga aad bay ii aflagaadaysaa way i caysaa hadalo aanan ka helin oo niyada iga dilo ayay mar kaste igu tiraahdaa si kaste waan u waaniyay inay ka harto laakin wax ay qaadanayso waano lama arko maxaad igula talinaysaan faldan […]
Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso

Gabadh xiligi gabadhnimadedi rag badan lasoo xiriri jirtay guurka kadibna ninkeeda khiyaanayso Su’aasha: A S C, somaalidu mah maah e idhahdin ba jirta taaso ah gabadhu 10 bay la sheekayisata 1 na way ka doorata, sided u aragtin mah maah’da, marka su’aashayda han ugud’bo gabadha xigedi hore rag badan la xiriri jirtay kadib marka la […]
Xaaskayga mar walba arrimahan ayay igu dhaleeceysaa

Su’aasha: SCW dhibka i haystaa wuxu yahay xaaskayga waxay igu caysaa lacag la’aanta taso kaenta walalaheeda aya qabo rag taajiriin ah aniga iga lacag badan aniga waxan iska ahay qof caadi ah an lacag badan haysan, mar kaste sheekadas ayay igu soo qaadaa maxaan sameyaa? Jawaabta: Dumarka sidaas ayay u badan yihiin ragooda iyo raga […]
Xaaskayga oo markasta furiin iga dalbata maxa sabab u ah

Su’aasha: A S C, maanta su’aal aad igu muhim san ban qaba wxa weeyan, gabadh an qabo xaaskayiga mudo 8 sano ayan isla noolnahay marka arima badan o kuwa an macno lahayin iyo kuwa kaleba markan isku yara khilaafno waxay ku dag dagtaa warqadayida isi aniguna wan ka roonada waayo wiil bay idhashay isaga darted […]
Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya

Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta waxa isku so aaday arooskayga iyo bixitankayga aan Canada ku aadayo waxa rabay ina first night arooskayga subaxeda baxo ninkana hadu rabo wakala tagena hadu raali ka yahayna waa wada joogena ana iso dacwonayo arintas side idinla tahay. […]
Naagta hooyadaada neceb see ula dhaqmaysaa

Su’aasha: Gabdho waxaa jira ninka iyaga qabo hooyada dhashay aan tixgalinin oo muujiya inay neceb yihiin qaar xataa caaya, marka nagtayda haddii falkaas aan ku arko maxaan ku sameyaa taas ma u furi karaa. Jawaabta: Guurka toosan dadka ayuu isu soo dhoweeyaa, jacaylka ayuuna dhex dhigaa, kaliya ma aha ninka iyo naagtiisa dhexdooda, bal qaraabada […]
