Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World You can find here Daruur site time prayer in the world, you must select the country and city you live Halkan waxaad ka helaysaa waqtiga salaada subax ama salaadda fajar iyo salaada Duhur iyo Casir iyo Maqrib iyo Cisha. Waqtiga Salaada halkan ayaad ka ogaan kartaa adoo dunida meel […]
Salaatu leylka fadligeeda iyo faa’idada ku jirto

Salaatu leylka fadligeeda iyo faa’idada ku jirto Su’aasha: Asc salaatu leylka qiimaheeda iyo faa’iidada ku jirto maxay tahay Jawaabta: Walaal salaatu laylka waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo uu sameeyo qofka muslinka, aayado iyo axaadiis badan ayaa kusoo arooray dhamaan halkan laguma soo koobi karo, waana sunno aad loo adkeeyay, Alle aad buu uga […]
Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]
Qof waayeel 100 jir ah oo jirran salaadda malaga rabaa inuu tukado

Su’aasha: Asc wll bahda daruuro wll su aal Ayayday waa 100 jir qalbiga waa iska caadi lknii tabarta ka dhamaatay salaadii waydiiday halguu wayseeyo waydiiday salaadina waydiiday malagu leeyahay salaadaa Jawaabta: Haddii qofka marba uu miyir leeyahay salaadda kama dhacdo, xataa hadduu awoodi waayo inuu jirkiisa dhaqaajiyo niyadda ayuu ka tukanayaa, marka isku daya inaad […]
Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]
Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Wll dhawaan waxaan maqlay salaad layidhaahdo salaatu tasaabiix oo tasbiix badan oo illaa 300 ahi kujiraan oo 4 rakcadood ah,, salaaddaasi matahay mid sugnaatay ? Jawaabta: Salaadda tasaabiix la yiraahdo صلاة التسابيح waxaa qaba fuqahada madaahibta qaar, waxayna u arkaan inay suno tahay, xadiiska kusoo arooray aad ayaa […]
Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]
