Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabarba nin ay khayaantay oy guur ku heshiiyeen oy uga baxday lacagna ka cuntay Waxay 2 laba jeer ku riyootay iyadoo uur wacela u qaaday isla wiilkii oo dadku ogayn oo gabar lixbilood ku dhalatay u dhashay maxay noqonee Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa inay tahay digniin khiyaanada ninkaas ay khiyaantay […]
Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo Su’aasha: Daruur.com aad baan idiin salaamay marka hore run ahaantii waxaan caadaystay si maalinle ah inaan su aalo idiinsoo waydiiyo waxaanan idiinka mahacdelinayaa sida aad jawaabaha wanaagsan ee climiga kudhisan aad noo siisaan. Webka asxaabtayda iigu dhaw waan wada gaadhsiiyay qaarkoodna way is diwaangaliyeen oo su aalaha way […]
Qof gaal ah xoolihiisa mala xadi karaa

Su’aasha: Asc dhamaan walaalaha daruur iyo dhaman musliminta melwalba aad jogtan salan kadib waxa rabaa inaad ishegtan qof gaal ah oo lo shaqeeqo xoolihiisa wax ma laga xadi karaa bal suashana kaso jawaaba bal somalidena diinta qalad bay kafahansan yihiine ma ubanaan tahay gaalkaas inu kaxado alabta ama lacagtaba. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa xaaraan […]
Qof haddaan wax ka xado oo aan towbad rabo sideen ugu celiyaa

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxan arkay su,al aad kaso jawabten balse su,al kale igu dhalisay tasoo ah qofka wax xaday oo tobad kenaya waxa dhahday waa laga rabaa waxa xaday inaad dib uceliso lkn kawaran bal qof ka uu wax kaxaday haday kala fogaden uuna mel ku ogayn muxu sameyna qofka mida […]
Qofkii xoolo dadow cunay ma towbadkeeni karaa

Su’aasha: Asc wllo qofkii cunay xoolo xaraam ah uu qofkale leeyahay haddana uusan haysan xoolo uu ku bixiya xoolahas balse uu si niyad u towbad keena ducada iyo salaada ma laga aqbaali doona. Haddi aan awooda aan gudi laha balse xoolo aan ku gudo ma haysto balse waan ku rajo weynahay inan iska bixiya xoolahas […]
Shaqada xaaraanta ah intey ku geyn kartaa

Xalaasha in la quuto ma aha wax caadi iska ah waa wax waajib ah, qofka waxaa laga rabaa inuu cuno xoolo xalaal ah sidoo kale inuu ka dhigo shaqadiisa mid xalaal ah. Maxaayeelay haddii aad cunto xoolo xaaraan ah ducadaada lama aqbalayo maalinta aakhirana naar ayaa laga yaabaa in Ilaahay ku galiyo. Shaqada xaaraanta ah […]
Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano sida aan ku bixi kara tusaale xoolaha qofka laha wuu jooga haddan u sheega waxan ka cabsanaya in uu igu dhaga anigana hadda gacanta kuma haayo inan bixiyana waan raba sidee ku bixiya lacag aan aqoonin tiradeeda […]
